Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay 10 maleeshiyaad ah oo ay sheegeen inay kasoo goosteen ururka al-Shabaab. Maleeshiyaadkan ayaa isa soo dhiibay shalay.

10 maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo isku dhiibay Koonfur Galbeed
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay madasha Dooxa ee siyaasadda iyo Amniga
- Madaxweynaha Turkiga oo abaalmarin ku qaatay badbaadinta Falastiin


Comments are closed.