Deegaanno badan oo ka mid ah Puntland ayaa waxaa dhawaan markii ugu horreysay ka qabsoomay doorasho qof iyo cod ah oo ay dadka kusoo doorteen mudanayaasha golayaasha deegaanka. In ka badan 30 degmo ayay doorashadaasi ka dhacday.

Warbixin ku saabsan xubnaha cusub ee golayaasha deegaanka Puntland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.