Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Dr. Maxamed Sheekh Cali Doodishe ayaa waxa uu ka qeybgalay kulan dadweyne oo su'aalo lagu weydiinayay, waxaana kulankaas soo qaban-qaabiyay…
Inta badan qoysaska Soomaalida ayaa sanadihii u danbayey waxa ay walaac ka muujiyeen isticmaalka baraha Bulshada taasoo samayn ku yeelatay waxabarashada ubadkooda oo ay sheegeen in…
Magaalada Hargeysa waxaa Jimcihii shalay lagu qabtay tartanka 21ka KM, Fuaad Siciid Cali oo u metelayay Somaliland ayaa ku guuleystay kaalinta koowaad, halka Aadan Waaberi…
Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Khamiistii ugu baaqday beesha caalamka inay caawimaad u diraan Soomaalida “dhibaatada iyo gaajada” ay hayso, xilli cunto yarida…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Puntland oo toddobaadkan horseeday dagaal ka dhacay magaalada Garoowe. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa arrimaha ciidamada Soomaaliya, waxaana ku xog wareysaneynaa, Taliyahii hore ee Ciidamada Militariga Soomaaliya, General Odowaa Yusuf Raage oo…
Dowladda Soomaaliya iyo ciidamo ka socda wadamada safka hore oo kaabaya ayaa diyaar garow ugu jira wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sii…
Saddex qarax oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa ka dhacay deegaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka hor jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo "codsi xooggan u jeediyey [golaha ammaanka] oo ku…
Dalka Soomaaliya, in kasta oo malaayiin dadkiisa ah ay ka qaxeen colaadaha ka jira, haddana waxaa jira dad fara badan oo ajanabi ah oo Soomaaliya…










