Press "Enter" to skip to content

Wasiirkan Amniga oo su'aalo laga weydiiyay amniga waddanka

Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Dr. Maxamed Sheekh Cali Doodishe ayaa waxa uu ka qeybgalay kulan dadweyne oo su'aalo lagu weydiinayay, waxaana kulankaas soo qaban-qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee Somali Civic House.

Comments are closed.