Dalka Soomaaliya, in kasta oo malaayiin dadkiisa ah ay ka qaxeen colaadaha ka jira, haddana waxaa jira dad fara badan oo ajanabi ah oo Soomaaliya iyaguna u qaxay. Dadkaasi waxaa ka mid ah kuwo ka tagay dalalka Carabta oo ku nool Muqdisho.

Waa sidee xaaladda nololeed ee qaxootiga carabta ah ee ku nool Soomaaliya?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.