Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka hor jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo "codsi xooggan u jeediyey [golaha ammaanka] oo ku aaddan inay Soomaaliya ka qaadaan cunaqabataynta hubka ee saarnayd tan iyo sannadkii 1992-kii".

Xasan Sheekh oo dalbaday in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.