Press "Enter" to skip to content

Waalidiinta Boosaaso oo walaac ka muujiyay isticmaalka baraha bulshada

Inta badan qoysaska Soomaalida ayaa sanadihii u danbayey waxa ay walaac ka muujiyeen isticmaalka baraha Bulshada taasoo samayn ku yeelatay waxabarashada ubadkooda oo ay sheegeen in qaarkood kaba hareen.  

Comments are closed.