Magaalooyin ka mid ah Soomaaliya iyo Somaliland-ba waxaa xalay laga xusay 63-guurada kasoo wareegtay maalinta xorriyadda ee 26-ka June. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Garaadka Macmalka ah ama Artificial Intelligence iyo sida uu u saameyn karo noloshada aadanaha. Waxaa soo…
Faaduma Yuusuf Derbi waa gabar aqoonyahan ah, sidoo kalena ah qoraa oo degan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Faaduma ayaa dhowaanahan socdaal ku mareysay…
Inta u dhaxeysa Dooloow iyo Balad Xaawo waxaa ka dhacay qarax nooca dhulka lagu aaso ah waxaana ay ku qaraxday gaari ay wateen dad shacab…
Taliyaha cusub ee ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Gen. Ibraahim Muxyaddiin oo maanta xilka la wareegay ayaa sheegay in ay dardar-gelin doonaan dagaalka ka dhanka ah…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii 4-aad ee ee Madasha Garsoorayaasha Soomaaliya. Shirkan waxaa isugu yimaada garsoorayaasha kala duwan ee maxkamadaha Soomaaliya, waxaana maanta…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada.…
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay xilli loo diyaar garoobayo u dabbaaldegga maalmaha xoriyadda Soomaaliya. Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan…
Caqabadihii ugu horreeyay ee ay la kulmeen Soomaalidu markii ay qaxooti ahaan kuso galeen dalalka reer Galbeedka 1990-kii, waxaa ka mid ahaa sidii ay iskaga…










