Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada.

Wareysi: Cali Jeyte "Shacabka ayaa madaxweyne ii doortay"
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.