Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Faadumo Derbi iyo buugga Ebyan: Waqti iyo Waayaha Jaceyl

Faaduma Yuusuf Derbi waa gabar aqoonyahan ah, sidoo kalena ah qoraa oo degan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

 

Faaduma ayaa dhowaanahan socdaal ku mareysay dalal ka mid ah Geeska Afrika oo Kenya ay ka mid tahay, ayada oo soo bandhigeysa buug cusub oo ay qortay oo la yiraahdo Ebyan: Waqti iyo Waayaha Jaceyl.

 

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa kula kulmay Nairobi oo wax ka weydiiyey buugga cusub waxa uu ku saabsan yahay iyo nuxurkiisa.

 

Comments are closed.