Press "Enter" to skip to content

Jeneraal Muxyaddiin: Waan dardargelin doonnaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Taliyaha cusub ee ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Gen. Ibraahim Muxyaddiin oo maanta xilka la wareegay ayaa sheegay in ay dardar-gelin doonaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliyaha oo maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in halkii ay ka sii wadi doonaan dagaalkaas.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inooga soo diray Muqdisho.

 

Comments are closed.