Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaaliyeed ee baraha bulshada caanka ka ah ee bilihii tegay usoo tahriibayey dalka Mareykanka. Sii…
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in laba gabdhood ay dhinteen kadib markii ay ku dhaceen war-biyood degaanka lagu magacaabo War Ciise oo…
Barnaamijkan Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay waraysi aanu la yeelanay Sacda Mire oo ah professor ku takhasustay taariikhda aasaarta qadiimiga ah, macalinna ka…
Kenya ayaa dib u dhigi doonta dib u furista xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira “mowjado weeraro ah” oo ay ku eedeysay Al-Shabaab,…
Iyadoo shalay Gudiga Doorashooyinka Somaliland ay Tafsiir sharci oo la xidhiidha doorashoyinka ay u gudbiyeen Maxkamada sare ayaa Mas’uulyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ay…
Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Daahir Cilmi Indhoqarsho ayaa sheegay in ciidamada dalwaddu ay awood u leeyihiin inay mas’uuliyadda amniga dalka kala…
Bishii May ee sannadkan ayey dawladda Kenya sheegtay inay oggolaatay in dib loo furo xuduudda ay la leedahay Soomaaliya oo rasmi ahaan xirnayd markaas ka…
Waxaa toddobaadkan guud ahaan magaalooyinka Soomaaliya lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii…
Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe waxay weerarro ku qaadday deegaanno horay looga qabsaday oo ku yaalla…
Kooxda ka dhisan Saudi Arabia ee Al-Hilal ayaa dib u magacawday tababaraheedii hore Jorge Jesus oo u dhashay waddanka Portugal, isagoo qalinka ku duugay heshiis…










