Kooxda ka dhisan Saudi Arabia ee Al-Hilal ayaa dib u magacawday tababaraheedii hore Jorge Jesus oo u dhashay waddanka Portugal, isagoo qalinka ku duugay heshiis hal sano ah, sida ay Sabtidii sheegtay kooxda horyaalka Saudi Pro League.

Tababarihii hore ee Benfica iyo Fenerbahce oo loo magacaabay kooxda Al-Hila ee Sacuudiga
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.