Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe waxay weerarro ku qaadday deegaanno horay looga qabsaday oo ku yaalla maamul goboleedyada ku dhow Caasimadda dalka ee Muqdisho.

Maxaa keenay in Al-shabaab ay dib u weeraraan deegaanno horay looga qabsaday?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.