Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Marxaladda Soomaaliya 63 sano oo xorriyad ah kadib

Waxaa toddobaadkan guud ahaan magaalooyinka Soomaaliya lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Kowdii July 1960-kii, markaas oo ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r