Dameer duurjoog ah oo ka mid ah kuwa naadir ah ka ah dunida, oo asal ahaan intooda badan ku noolaa deegaannada Soomaalida ayaa ku ilma…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay maanta suuqa ganacsiga ee Waaheen iyadoo qaybta dadweynaha ee suuqan uu ka socdo…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Magaalada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo waxaa habeen hore duqeyn xagga cir ah oo ay diyaarado ka geysteen ku geeriyoodey, Sheikh Cabdiraxmaan Sheikh Cabdullahi Cali, oo…
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde uu kusoo dhoweeyey agaasimaha Hay’adda Nabad…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ka dhanka ah musuq-maasuqa ee ay waddo dowladda federaalka Soomaaliya. Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedeeraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay 'guddi gaar ah oo kasoo talabixinaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo…
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Ducaale ayaa shaqada ka joojiyay saraakiil uu ku jiro xisaabiyaha guud ee dowaldda Maxamed Cabdiraxmaan Anas. Sii akhri
Agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa ka mid ah mas'uuliyiin ay dowladda ku eedeysay musuq-maasuq iyo xatooyo dadweyne. Sii akhri
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleyamaan Maxamuud ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey dacwad ka dhan ah 18 sarkaal oo loo haysto eedo kala duwan.…










