Press "Enter" to skip to content

Suuqa Waaheen oo si rasmi loo dhagax dhigay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay maanta suuqa ganacsiga ee Waaheen iyadoo qaybta dadweynaha ee suuqan uu ka socdo dhisme, balse qaybta dowladda iminka dhismihiisa la bilaabi doono.

Haddaba, Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland ahna xubin ka mid ah gudidda heer qaran ee suuqa Waaheen Muuse Selef ayaa wariyaha VOA  Khadar Maxamed Cakule uga warramay dhagax dhigan. 

 

Comments are closed.