Press "Enter" to skip to content

Taliyeyaasha sirdoonka Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku leh Muqdisho

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde uu kusoo dhoweeyey agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mahad Salaad.

Comments are closed.