Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in 40 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab lagu dilay howlgal ay deegaanno hoostaga degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ka sameeyeen…
Ugu yaraan toddobo qof oo shacab ah ayaa lagu dilay qarax miino oo waddada dhinaceeda la galiyay, meel u dhow deegaan lagu magacaabo Jicibo oo…
Guddiga doorashada ee Somaliland oo toddobaadkan kulamo la qaadanayey daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay ururada siyaasadda ee Somaliland. Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay 'shir wadatashi ah' oo ay kasoo qeybgaleen madaxdii hore iyo siyaasiyiiin kale, kaas oo ka furmay hotelka…
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta la kulmay saddexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland, kulankaasi oo la sheegay in lagaga wada hadlay arrimaha doorashooyinka. Sii akhri
Waxaa shalay magaalada Baledweyne ka hirgalay go’aan shaqo joojin ah oo horaantii toddobaadkan ay ku dhawaaqeen gudiga gaadiidleyda gobalka Hiiraan. Sii akhri
Madaxweynihii dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay shir-guddoomiyay 'kulan wadatashi'a ahaa oo ay iskugu yimaadeen qaar ka mid madaxdii hore ee…
Lionel Messi ayaan wax qoomamo ah ka qabin go’aankii uu ugu biiray Inter Miami, wuxuuna sheegay in uu aad u danaynayo inuu loollaan cusub la…
Taliska milatariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in saaka kolonyo milatari oo ay la socdaan ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida ay la…
Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo xilka ka…









