Ugu yaraan toddobo qof oo shacab ah ayaa lagu dilay qarax miino oo waddada dhinaceeda la galiyay, meel u dhow deegaan lagu magacaabo Jicibo oo dhow degmada Buuloburte ee gobalka Hiiraan.

Hiiraan: 7 qof oo shacab ah oo lagu dilay qarax miino
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.