Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in 40 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab lagu dilay howlgal ay deegaanno hoostaga degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ka sameeyeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Jubaland oo kaashanaya saaxiibada caalamka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda.

Dowladda Federaalka oo sheegatay dilka 40 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.