Madaxweynihii dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay shir-guddoomiyay 'kulan wadatashi'a ahaa oo ay iskugu yimaadeen qaar ka mid madaxdii hore ee Soomaaliya, kaas oo ay sheegeen inay kaga hadleen shirka saaka ka furmay Muqdisho.

Sheekh Shariif oo guddoomiye 'kulan wadatashi ah' oo ay iskugu yimaadeen madaxdii hore
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.