Magaalada Hargeisa waxaa maanta lagu qabtay xuska maalinta 18-ka May oo sannadkan ku beegan 32 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland ay si iskeed ah…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeyno xiisadda siyaasadeed ee doorashada ku xiriirta ee ka taagan Puntland, taas oo saamileyda siyaasaddu u si ku kala qeybsan…
Iyadoo toddobaadkan lagu xiray magalada Wajaale ee Gobolka Gabiley wariye Bushaaro Baandey oo ah suxufiyad madaxbanaan, ayay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxay sheegeen inay…
Madashada isku keenidda maayarada 6 magaalo oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Golaha baarlamaanka ee gobolka Minnesota ayaa ansixiyay sharci ilaalinaya caafimaadka iyo xuquuqda shaqaalaha xarumaha iyo warshadaha shirkadaha waaweyn ee Maraykanka. Sharcigan ayaa daba socda cabasho…
Dalka Jabuuti waxaa Jimcadii shalay lagu soo gabagabeeyay Shirka dalalka Geeska Afrika oo la xiriira iskaashiga xasilinta ammaanka internet-ka . Ujeedka shirka ayaa ahaa in dalalka gobolka…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda dhaqaalaha Soomaaliyaa ee xilligan, waxaana marti ku ah Pro. Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir ku…
Wabiga Jubba ayaa ku fatahayay dhulbeereedyo ku yaala Deegaanada Jubbaland oo la sheegayo inay biyahaasi gaysteen khasaare ballaaran. Fatahaadaha ayaa saameeyey dhulbeereedyada Baardheere iyo nawaaxiga…
Magaalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha dhalinyarada Soomaalida oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dhalinyrada. Sii akhri