Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Puntland oo toddobaadkan horseeday dagaal ka dhacay magaalada Garoowe. Sii akhri
Saddex qarax oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa ka dhacay deegaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka hor jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo "codsi xooggan u jeediyey [golaha ammaanka] oo ku…
Dalka Soomaaliya, in kasta oo malaayiin dadkiisa ah ay ka qaxeen colaadaha ka jira, haddana waxaa jira dad fara badan oo ajanabi ah oo Soomaaliya…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa arrimaha ciidamada Soomaaliya, waxaana ku xog wareysaneynaa, Taliyahii hore ee Ciidamada Militariga Soomaaliya, General Odowaa Yusuf Raage oo…
Dowladda Soomaaliya iyo ciidamo ka socda wadamada safka hore oo kaabaya ayaa diyaar garow ugu jira wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sii…
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd J. Austin ayaa Arbacadii xarunta Pentagon-ka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo 'ku ammaanay hoggaamiyaha Soomaaliya horumarka dhabta ah…
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen iyaga iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Beerta…
Danjiraha ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqday sida ay uga go'an tahay Maraykanku inay wax ka qabtaan cunto yarida ka jirta Soomaaliya, iyada oo dul…
Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Sii akhri










