Pretoria (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Mudane Aadam Isaaq ayaa maanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Koonfur Afrika u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga…
Geneva (SONNA): Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqday in Finalka UEFA Super Cup-ka Yurub uu dhex-dhexaadin doono garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan.…
Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Mudane Xasan Sheekh…
Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib…
Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda maamul goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha…
Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa daah-furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dhismaha iyo dejinta qaab-dhismeedka Sanduuqa…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Abdulkadir Ali ayaa soo xiray meertada 3-aad ee Madasha Maayarada…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay go’aanka ay dowladda Mareykanku ugu diidday…

