Press "Enter" to skip to content

UEFA oo ku dhawaaqday in Cumar Cartan uu garsoori doono kulanka Finalka UEFA Super Cup ka

Geneva (SONNA): Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqday in Finalka UEFA Super Cup-ka Yurub uu dhex-dhexaadin doono garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan.

Tallaabadan ayaa timid maalmo ka dib markii Cumar laga soo celiyey dalka Maraykanka, isaga oo ka mid ahaa garsoorayaasha ay FIFA xulatay, balse Maraykanku u ogaal waayey inuu dalkaas soo galo.

Kulanka Final-ka ayaa dhex mari doona PSG iyo Aston Villa, Bisha August ee soo socota.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r