Muqdisho (SONNA): Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines oo laga leeyahay dalka…
Muqdisho(SONNA);-Taliyaha Taliska Tababarada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS. Saraakiishan…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ganacsato ah oo ka…
Jowhar(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay’adaha ammaanka iyo…
Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa qaabilay wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Barnaamijyada FAO…
Yaaqbariwayne-Shabeellada hoose-(SONNA)– Ururka 161-aad ee Guutada 16’aad Komaandooska Danab ayaa si guul leh u fuliyay howlgallo amni xaqiijin iyo dib u hishiisiin bulshada dhexdeeda ah,…
Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa deeq xoolo nool ah ku wareejiyey Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida si loogu xoojiyo taageerada iyo…
Jowhar (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda…
Geneva (SONNA): Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqday in Finalka UEFA Super Cup-ka Yurub uu dhex-dhexaadin doono garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan.…
Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib…

