Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay 10 maleeshiyaad ah oo ay sheegeen inay kasoo goosteen ururka al-Shabaab. Maleeshiyaadkan ayaa…
Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa wareysi ay la yeelatay VOA ku sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen dhallinyaro…
Doorasho taariikhi ah ayaa maanta ka dhacday magaalada Moqokori oo bishii September ee aynu soo dhaafnay ka mid ahayd magaalooyinkii ay dib u qabsadeen ciidamada…
Magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaran ee Madasha Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada. Sii akhri
Ciidamada ammaanka gobolka Mudug ayaa sheegay in ay kala dhex-galeen beelo Sabtidi uu dagaal ku dhexmaray meel u dhaw tuulada Af-barwaaqo oo qiyaasti 200km dhanka…
Magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland waxaa lagu soo gaba-gabeeyey shirweynaha qaran ee Arrimaha Bani’adannimada. Sii akhri
MUQDISHO. — Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka dooday ajenyaal uu ka mid ahaa wax ka…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS…
Maalmihii ugu dembeeyay ciidamada Mareykanka oo garab siinaya kuwa Soomaaliya waxay weerarro duqeymo ah ka fuliyeen Koofurta Soomaaliya, kuwaas oo lagu beegsday maleeshiyada al-Shabaab. Sii…

Madaxweynaha Uganda oo sheegay in Al-shabaab ay 54 askari ku dishay weerarkii saldhigga Buulo Mareer
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS…







