Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa aqbalay soo jeedin ka timid ergo dhexdhexaadin ka gashay murankii qabashada doorashooyinka Somaliland, sidaasi waxaa laga soo xigtay ergada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo ku baaqay in 'wadahadal'…
Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Guddida Fulinta ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage (HIPS), waxaa agaasimaha cusub ee Heritage loo magacaabay Mursal Maxamuud Saney…
Isku aadka tartanka ugu weyn ee kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ayaa xalay la sameeyay kaasoo ay ka qeybgalayaan 32-ka koox ee ugu awoodda…
Saddex qof oo dumar ah ayaa ku dhintay kadib markii ay dumeen laba dabaq oo midi ahaa 9 biyaano, halka kan kalena uu ahaa 4…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kala gooni ah uga hadlay dagaalka ka dhanka ah…
Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in 43 mayd laga soo ururiyey toddobaadkii lasoo dhaafay jiidda hore ee dagaalladii ugu dambeeyey ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa difaacay mowqfikiisa ku aadan dagaallada dalka ka socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa inay xaaladdu dagan tahay kaddib dagaallo halkaasi ku dhexmaray laba beelood, kaasi ay ku dhinteen 18 qof,…
Maamulka degmada Laascaanood ayaa sheegay in magaalada ay si teel-teel ah dib ugu so noqonayaan dadkii ka qaxay. Sii akhri










