Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kala gooni ah uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyada oo ku baaqan in laga qeybgalo hawlgallada militari ee socda.
Farmaajo iyo Rooble oo war kasoo saaray dagaalka Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.