Press "Enter" to skip to content

Sheekh Shariif oo war kasoo saaray colaadda Laascaanood

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo ku baaqay in 'wadahadal' lagu dhammeeyo colaadda.

Comments are closed.