Saddex qof oo dumar ah ayaa ku dhintay kadib markii ay dumeen laba dabaq oo midi ahaa 9 biyaano, halka kan kalena uu ahaa 4 biyaano, oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee degmada Howlwadaag.
![](https://wargeys.com/wp-content/uploads/2023/09/01000000-0aff-0242-3fb9-08dbaa41e4a5_w800_h450.jpg)
Saddex qof oo ku dhintay dabaqyo kusoo dumay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe
- Gargaar la gaarsiiyey Xudur oo ay go'doomiyeen Al-Shabaab
- Shir lagu heshiisinayo beelo dagaallamay oo ka furmay Luuq
- Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo maalinti labaad galay
- Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka
Comments are closed.