WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii maleeshiyada Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaaa 'halka ay ka…
Magaalada Hargeisa waxa lagu soo gabagabeeyey shir lagaga hadlayay isbadalka cimilada iyo amaanka gobolka, kaasi oo ay ka qaybgaleen khubaro ka kala socotay wadamada geeska…
Weeraryahanka Manchester City Erling Haaland ayaa Talaadadii loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee Ururka Xirfadlayaasha Kubadda Cagta (PFA). Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gulufka ka dhanka ah al-Shabaab uu sii soconayo ilaa laga gaaro guusha kama-dambaysta ah. Sii akhri
Madaxwayne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tagay gobolka Sool kadib dagaalaldii ugu dambeeyey ee dhacay toddobaadkii hore ee dhexmaray ciidamada maamulka…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka al-Shabaab. Sii akhri
Taliyihii nabadsugidda ee magaalada Doolow ayaa la sheegayaa in toogasho lagu dilay maanta. Ibraahim Hilwole Xuseen ayaa mas’uuliyiintu sheegeen in dilkiisa loo qabtay gabar la…
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagebeeyey wadahadallo u dhexeeyay Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika ee EAC oo ay Soomaaliya…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maalinimadii Arbacada safar ku tegey magaalada Aadan Yabaal, isaga oo khudbad u jeediyey ciidamada xoogga dalka. Sii akhri










