Taliyihii nabadsugidda ee magaalada Doolow ayaa la sheegayaa in toogasho lagu dilay maanta. Ibraahim Hilwole Xuseen ayaa mas’uuliyiintu sheegeen in dilkiisa loo qabtay gabar la aamisan yahay inay tahay xaaskiisa.
Taliyihii NISA ee Doolow oo la sheegay inay dishay xaaskiisa
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.