Wararka ka imanaya deegaanka Balli-Hadhac oo ilaa 70km dhinaca Galbeed ka xiga magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in dhowr qof ay dhinten kadib markii dab ka…
Sii akhri
Muqdisho — Maanta oo kale, 4-ta April, sanad kasta, waxaa dunida laga xusaa maalinta ka wacyi galinta miinooyinka. Soomaaliya waxa ka jira dhibaatooyin badan oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee maamul goboleedka Galmudug. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay saxiixay 'nuqulka rasmiga ah' ee cutubyadii dastuurka ee ay Sabtidii codka aqlabiyadda leh ay ku ansixiyeen xildhibaanada labada…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay daraasad cusub oo shaaca ka qaaday in kheyraadka oogada sare iyo biyaha Soomaaliya ay halis ku…
Garoowe — Maamul goboleedka Punland ee sheegay in uu kalsoonidi kala laabtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaddib marki uu Golaha Shacabka Soomaaliya uu Sabtidi shalay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axadda maanta ah saxiixay 'nuqulka rasmiga ah ee cutubyadii dastuurka ee ay Sabtidii shalay codka aqlabiyadda leh ku…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka, kadib toddobaadyo ay socdeen doodo iyo wax ka beddelaad. Codka aqbaliyadda ee Baarlamaanku shalay ku…










