Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axadda maanta ah saxiixay 'nuqulka rasmiga ah ee cutubyadii dastuurka ee ay Sabtidii shalay codka aqlabiyadda leh ku ansixiyeen xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay 'nuqulka rasmiga ah' ee dastuurka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.