Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay daraasad cusub oo shaaca ka qaaday in kheyraadka oogada sare iyo biyaha Soomaaliya ay halis ku jiraan, sababo la xiriira isbeddelka cimilada, daraasaddaas oo uu daabacay machadka Heritage.

Ileyska VOA: Kheyraadka iyo biyaha Soomaaliya oo halis ku jira
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.