Sii akhri
Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada ammaanku ay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab subaxnimadii Sabtida ku qaadeen degmada Balcad, sida ay sheegeen duqa degmada Balcad…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Riyadh ee caasimadda dalka Sucuudiga kadib markii uu martiqaad ka helay boqorka dalkaasi, Boqor Salmaan…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Bare ayaa sheegey in dowladiisu diyaar u tahay in ay la hadasho cid walba oo tabasho qabta, balse wuxuu xusey…
Qardho — Si ay uga hortagaan khasaaraha ka yimaada daadaadka kusoo noqnoqday, magaalada Qardho ayaa guddi ka kooban culimo iyo maamulka degamada Qardho ee gobolka Karkaar ay…
Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay tegey degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer oo ka mid ah meelihii laga xoreeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab. Sii akhri
Rugta ganacsiga ee Somaliland ayaa ka hadashay xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya ganacsatada Somaliland iyo Turkiga. Sii akhri
Maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa Maalinta Xaaladda Autism oo ah xaalad saamaysa korriinka garaadka ee carruurta. Sii akhri
In ka badan 300 oo guri ayaa la xaqiijiyay in ay ku gubteen tuulada Eji oo ka mid ah tuulooyinka dhaca jiinka wabiga shabelle, ee…
Gudoomiyaha maamulka degmada Xaradheere ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay inay rajaynayaan in kooxda Shabaab ay ka saaraan deganada hostaga degmada…










