Wasiirka cadaalladda iyo arrimaha dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud ayaa difaacay ansixinta isbaddelka dastuurka, isagoo sheegay in dhammeystirka dastuurku ay ahayd wixii ay dowladdani…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) inuu noqdo Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Sii akhri
Taliska SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey dil ka dhacay magaalada Laascaanood, iyaga oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaasha dilka u geystay, mid ka mida…
Maamul goboleedka Puntland ayaa ku gacan sayray go’aanka kasoo baxay Dowladda Federaalka ee lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garoowe. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda…
Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ugu jirta hanashada kursiga Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa, taas oo la qaban doono bisha February ee 2025, waxaana qofka ku guuleysta…
Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri










