Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey afarta cutub ee ugu horraysa dastuurka, kadib toddobaadyo ay socdeen doodo iyo wax ka beddelaad. Codka aqbaliyadda ee Baarlamaanku shalay ku ansixiyey afarta cutub waxaa bogaadiyey madaxda dawladda federaalka Soomaaliya, hase yeeshee Puntland ayaa ka hortimid.

Wareysi: Ansixinta dastuurka iyo mowqifka Puntland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.