Sii akhri
La-taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in qorshihii dowladda ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, aanu 'waxba iska bedelin' isaga oo intaas…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeya madaxda sare ee dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dawlad goboleedada. Shirkan oo…
Baydhaba — Maamulka Koofur Galbeed ayaa heshiis nabadeed dhex dhigay beelo ku dagaalamayay Degmada Wanlawayn ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray Muqtaar…
Laba gool oo uu dhaliyay Erling Haaland ayaa Manchester City u dhaweysay inay ku guulaysato horyaalkii afraad oo xiriir ah kadib markii ay 2-0 ku…
Sii akhri
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaalida ee magaalada Muqdisho. Sii akhri
Waxaa shalay degaanka Daharo Ugaas oo hoos yimaada degmada Halgan ee gobolka Hiiraan lagu caano shubay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo noqday Ugaaskii…
Nairobi — Xoolaha nool ayaa wali ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan Soomaaliya. Soomaaliya ayaa sannad walbaa boqollaal kun oo xoolo ah u…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aaddan halista ka imaan karta fatahaado laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobka gu’ga oo ay…










