Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib markii dagaalka ka…
Toddobaadkan waxaa laba sano ku beegan oo ay kasoo wareegtay markii la doortey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka madaxtinnimada Soomaaliya mar labaad loo doortey,…
Maanta waa saddexda May, 2024-ka, maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Soomaaliyana waxay ka mid tahay meelaha dunida ee ugu halista badan saxaafadda.…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey heshiis iskaashi oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, sida lagu sheegay qoraal kasoo…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Soomaaliya ee dilalka u geysta dadka rayidka ah. Sii…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ah ee ku jira xabsiyada dalalka Yurub. Waxaa London kusoo diyaariyey weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil…
Muqdisho — Maanta oo kale 3-da May, waxaa sanad walba dunida laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda. Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka, ee uu aasaasay golaha loo…
Sii akhri










