Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib markii dagaalka ka dhanka ah kooxda uu hakad ku jiray muddo bilooyin ah.

Ileyska VOA: Dowladda Federaalka oo duulaan cusub ku qaadaysa Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.