Sii akhri
Sii akhri
Afhayeen u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa beeniyey warar la isla dhexmarayey oo sheegayey in ehelada qaarkood ay la baxayaan maydka ehelkooda ku aasan xabaalaha ku…
Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan toddobaadkan ku eegeyna; xaaladda xorriyadda hadalka Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen ugu yaraan afar qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay falal burcad badeednimo ah ka gaystaan…
Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka loo eego sannadihii…
Baydhaba — Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bay. Maxamed Isaaq Caracas oo horey u ahaa guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa loo…
Sii akhri
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta Nairobi ku kala saxiixday heshiisyo ay ka mid yihiin iskaahsiga difaaca, amniga, iyo ganacsiga. Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay uga billaabatay booqasho…









