La-taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in qorshihii dowladda ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, aanu 'waxba iska bedelin' isaga oo intaas ku daray in qiyaasta dowladda ay tahay in Al-shabaab 'aysan dhaafi doonin bilaha soo socoda'.

Xuseen Macallin: Qorshuhu waa in Al-shabaab aysan dhaafin bilaha soo socda
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Safiirka Soomaaliya ee Aaljeeriya oo la kulmay wasiir dowlaha arrimaha dibadda dalkaas
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabadda xuska sannad guurada 65-aad…
- Madaxweynaha Puntland oo daahfuray shirweyne looga arrinsanayo maamul baahinta
- Safaaradda JFS ee Kenya oo si heer sare ah u xustay sanad-guuradii 65-aad ee Maalinta Xorriyadda
- Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed iyo mashaariic kale
Comments are closed.