Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeya madaxda sare ee dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dawlad goboleedada. Shirkan oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlayaa qodobo dhowr ah.

Aragtida dadweynaha ee shirka Madasha Wadatashiga Qaran
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.