Jidah (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha Meertada Labaad ee Sancada Gaadiidka Badda, kaas…
Riyaad (SONNA): Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud, Mudane Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah…
Muqdisho (SONNA): Hawlgal si gaar ah loo qorsheeyay, oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa ka dhacay…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU)…
Dimishiq-(SONNA)-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka Suuriya, Mudane…
Belgrade-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa kormeer ku tegey Machadka Farsamada ee Ciidamada (Military Technical Institute) ee magaalada Belgrade. Waxaa halkaas…
Belgrade-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadam, oo kamid ah wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper Aktas oo…
Hiiraan(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal culus oo si gaar ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Show…
Belgrade (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Belgrade kulan miro dhal ah kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Serbia,…

