Press "Enter" to skip to content

NISA oo hawlgal ku dishay Madaxii Amniyaatka ee Khawaarijta u qaabilsanaa deegaanada Hirshabeelle

Hiiraan(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal culus oo si gaar ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Show ee gobolka Hiiraan.

Howlgalkan waxaa lagu dilay horjooge Xuseen Cabdullaahi Dalab, oo loo yaqaanay “Caamir,” kaas oo ahaa horjoogaha waxa ay ugu yeeraan amniyaadka qaybta Hirshabeelle.

Dhagarqabahan oo dhiigya-cab ahaa, kana qayb qaatay falal badan oo dhagar ah, ayaa ugu dambeyn nafta la dhaafiyay.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r