Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo Safiir cusub u magacowday Suuriya

Dimishiq-(SONNA)-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka Suuriya, Mudane Asad Xasan Al-Shiibaani.

Danjire, Abiib iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r