Muqdisho (SONNA): Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga toddobaad ee Guddiga Joogtada…
Muqdisho-(SONNA)-Shirka Horudhaca ee Hannaanka Wada-shaqeynta Tiirarka ee Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP 2025–2029), oo maalintii sadexaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa kulanka maanta waxaa diiradda lagu…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta guddoomiyay shirka mas’uuliyiinta degmooyinka, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha…
Belgrade-(SONNA)–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Belgrade Wasiirka Arrimaha Dibadda ee…
Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in maanta fagaare lagu gubay 250 kartoon oo Daroogo ah. Daroogadan…
Muqdisho – Xoghayaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sareeye Guuto Maxamed Goodax Barre, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Ciidanka…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Axmed Ibraahim Nageeye, Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee Tacliinta sare…
Ugu yaraan 1,000 qof ayaa ku dhintay buuraha fog ee Marra ee galbeedka Sudan, kadib markii maalmahaan ay ka da’ayeen roobab mahiigaan ah ,sida ay…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya, Marwo…
Qaahira (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare,oo maanta ka qayb galay kulanka…

